Jiil soo koraya oo u baahan gacanta Jaaliyadaha Dibadda
Iskuul markiisii horeba ey gacan buuxda ka geysteen mid ka mid ah jaaliyada dalka Britain ayaa waxa uu iminka qarka usaaran yahay in uu gabi ahaanba xirmo kadib markii ey iskuulkaasi soo wajahday dhaqaalo xumo iyo daryeel la`aan kaga timid jaaliyadihii awal u taakuleyn jiray islamarkaana ey iminka kusoo dheceen banaan cad....
|
|
Muuqaalo ku saabsan hub laga soo aruuriyay qeybo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir
Aqristayaasha Website-kan ku hadla afka maamulka Gobolka Banaadir waxaan halkan ugu soo bandhigeynaa sawiro muujinayo qeyb ka mid ah hub tiro badan oo lagu soo qabqabtay howlgaladii Todobaadkan ka dhacay qeybo ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo aad ka dhex arki kartaan doorka muuqda ee maamulka gobolku ku leeyahay howlaha sugida amniga ee ka socda magaalada Muqdisho....
|
|
Sawirro Muujinaya Muuqaaladii Muqdisho laga soo bilaabo 1882 ilaa 2007
Aqristayaasha qiimaha badan ee sida joogtada ah u xiiseeya Shabakadda ku hadasha afka maamulka Gobolka Banaadir waxaan halkan ugu soo gudbineynaa sawiro muujinaya taariikhda magaalada Muqdisho laga soo bilaabo sanadkii 1882 ilaa iyo hada.
Sidoo kale waxaan aqristayaasheena u balan qaadeynaaa in dhawaan aan u soo bandhigi doono muuqaalada sawiro rajo leh oo muujinaya nabadda hada ka jirta Muqdisho iyo howlaha muuqda ee uu qabtay maamulka Gobolka Banaadir sida nadaafadda, nabadgelyada, dariseynta, wacyi gelinta bulshada iyo kuwo kale....
|
|
Argagixiso & Abeeso afkooda ayey isku dilaan
Markuu dhacday weerarkii lagu qaaday daarihii mataanaha ahaa ee Ururka Ganacsiga Aduunka (WTO) September 11/ 2001, dadka intiisa badani uma arkayn falkaa in ay geysteen ama geeysan karaan niman dhalin yaro ah oo buuraha Toora Boora ee Afghanistan ku jira, waxaana loo arkayey in dad dano gaar ah watay oo Maraykan dhexdiisa ahi ay ku muraad qumsanyaan falkan.
...
|
|
Afewarke Intuu Soomaaliya Xorayn Lahaa Baadame Ha Xoreeya
Dagaal oogaha geeska Afrika Esias Afawarke oo ah nin qaba cudurka loo yaqaan "Inferiority Complex" kaasoo inta badan ku dhaca dadka aan isku kalsoonayn ee jecel inay isu muujiyaan ama ay yeeshaan Ahmiyad ka weyn ta runta ah ee ay leeyihiin ayaa isugu yeeray shakhsiyaad Soomaali oo "Haad Geed waayey ah" kuwaasoo ku caan baxay dowlad necayb, nabad diidnimo iyo ku mamid ay u ooman yhihiin dhiiga shacabka ay dhibaataynayeenmudadii 16ka sano ah....
|
|
Doorsoon Wadaadkii (Gabay)
Gabaygan ayaa waxaa tiriyay Xasan Cali Maxamuud oo ku sugan dalka Swedan, isagoo gabaygiisa ku cabiray marxaladihii xiligii Maxkamadaha awoodoodii la wiiqay, wuxuuna ku bilaabayaa sidan....
|
|
Xuseen Caydiid ma shalay buu qaldanaa mise mantuu saxan yahay
Mar waa labo alifle ciidamada Mariiniska Mareykanka ah oo dalal badan ka soo shaqeeyay isla markaana ka soo qeyb qaatay fulinta hadafyadii Mareykanka ee uu wax ku soo bartay, isagoo ka qeyb qaatay howlgalkii ciidamada UNITAF ay kaga horyimaadeen xoogagii SNA ee uu hoggaaminayey aabihiis Gen. Maxamed Faarax Caydiid....
|
|
Daawo Rasaas Iyo Walxaha Qarxa Oo Lagu Soo Qabtay Howlgalka La Dagaalanka Aragagixisada Ee Ka Socda G/Banaadir
Waxaa maalmahan si xowli ah magaalada Muqdisho uga socda olole ballaaran oo ciidamada Dowladda Federaalka ka wadaan gudaha magaalada, kaasoo lagu ururinayo Hubka iyo waxyaabaha qarxa, iyadoo howlgalo fara badan oo ay sameeyeen ciidamada dowladda ay gacanta ku soo dhigeen hub iyo waxyaabaha qarxa, waxayna taliyeyaasha ciidamada dowladda iyo ciidamadaba saxaafadda u soo bandhigeen shixnado hub, rasaas iyo waxyaabo qarxa oo ay soo qabteen....
|
|
Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta oo fareysa madaxda masaajidyada iney is soo diiwaan geliyaan
Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo soo saartay wareegto madaxda Masjidyada fareysa inay is diiwaan geliyaan.
Agaasimaha arrimaha diinta ee Wasaaradaas Sheekh Cali Sheekh Maxamuud (Sheekh Cali Dheere) ayaa lagu sheegay in madaxda Masaajidyada la faray inay degdeg u yimaadaan xafiiskan, horayna u soo qaataan magacyada Culimada wax ka akhrisa Masaajidyadooda iyo Idaaradaha maamula si loo ogaado xaaladaha dhabta ah ee Masaajidyadaasi, waxayna u qorneyd wareegtada sidan:
...
|
|
WAR XUMA TASHIILKA, WEB MAAHINE WAANO MA LEH!!
Bulsho kasta oo horumar sameyneysa waa caado inay ka soo dhex baxaan kooxo cadow u ah oo isku daya inay wiiqaan halganka ay bulshadaas ugu jirto hiigsashada yoolka bar tilmaameed ee ummadaas...
|
|
Max’ed Dheere & MAGAALADA Muqdisho
Tirada inta Duq Magaalo ee Muqdisho ay yeelatay 1936-kii ilaa 2007 28-kii bishii Abriil 2007, markii la shaaciyey wareegto Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho loogu magacaabay Mudane Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), ayaa waxaa Magaalooyin ka tirsan dalka Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho ka dhacay xaflado ay isugu imaanayeen waxgaradka iyo aqoonyah-annada inta nabadda jecel....
|
|
|