XIKMADA SHEEKH SHARIIF IYO ISBEDELKA SIYAASADEED
Sida aad lasocotaanba waxaa maalmahaan soo baxaayay khilaaf u dhaxeeya isbaheysiga dib u xureynta soomaaliya, khilaafkaas oo salka ku haaya wadahalka ka socda dalka jabuuti...
TACSI TIIRAANYO LEH
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN...
Qalabkii shidaal qodista P/land oo kasoo dagay dekedda Boosaaso "Daawo Sawirada"
Markab nooca xamuulka qaada ah laguna magacaabo (Jumbo Express Cap Ferrat) oo qalab u siday shirkadaha macdan-baarista ka bilowday deeganada Puntland ayaa galinkii dambe ee shalay waxaa uu si rasmi ah ugu soo xirtay dekedda Bosaso halkaasoo looga dajiyay mashiino lagu qodo macdanta....
Warar is khilaafsan oo ka soo baxaya duqeyn ciidamada Mareykanka ay ka geysteen deegaano ka tirsan J/Dhexe
Abaaro xalay 8-dii fiidno ayaa deegaanada Bu'aale, Saakow iyo Jilib laga dareemay iftiinka iyo jug xoogan, taasoo loo maleynayo in ay aheyd duqeyn ay ciidamada Mareykanka ku fuliyeen goobo ay ku tuhmayaan kooxaha ay ku tilmaamaan Argagixisada....
Bambaanooyin xalay lagu weeraray xarunta Sirdoonka Gobolka Mudug
Waxaa xalay abaare 10:00 habeenimo lagu weeraray bambaanooyin xarunta sirdoonka Puntland qeybta gobolka Mudug, qaraxa intuusan dhicin ka hor waxaa rasaas is wey daar sadey ciidanka PIS-ta iyo kooxihii bambaanooyinka soo tuuray, bambaanooyinka oo ahaa mid laga maqlay,gilgilana guud ahaanba magaalada gaalkacyo....
Wasiirka Arrimaha Dibada Talyaaniga oo ka hadlay shaqaale gargaar oo lagu heysto Soomaaliya
Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka Talyaaniga Franco Frattini ayaa ka waramay shaqaale gargaar oo shalay la afduubtay kuwaasi oo uu sheegay iney caafimaad qabaan, walina ay gacanta ugu jiraan dableydii qafaalatay Habeenkii Tallaadada. ...
XUUBSIREED OO BEENIYAY IN ALSHABAAB IYO MAXKAMADAHA AY QABSADEEN GOOBO AY DOLWADA MAAMULEYSAY
muqdisho:"kuwaas weligoodba waxay sheegi jireen arimo iska been ah oo ay niyada ku dhistaam mana jidho meel ay naga qabsadeen e waa war koodi"afhayeenka madxweynaha jam huuriyada somaliya mudane xuub sireed....
MAXAABIIS KA BAXSATAY XABSIGA GAAL KACYO OO LA LA"YAHAY
waxaa habeenimadii xalayto xabsiga magaalada gaalkacayo,ka baxsaday,maxaa biis aad u fara badan oo ku jiray xabsiga weyn ee magaalada...
QARAMADA MIDOOBAY OO KA DIGTAY ABAARO KUSOO FOOL LEH DALKA SOMALIA
Rome. Sida ay sheegtay Hay'ada Qaramada Midoobay u Qaabilsan cuntada iyo Beeraha ee FOA ee xarunteedu tahay Dalka Talyaaniga dad Soomaaliyeed oo gaarayo 2.6 Milyan oo lagu qayaasay 35 % tirada guud...
JAALIYADDA KASOO JEEDA EX BANAADIR EE WUQOOYIGA AMERICA OO SI CAREYSAN UGU JAWAABAY HADALKI AXMED C/SALAAM TAAGEERAYNA MAAMULKA GOBOLKA
Shir ay isugu yimaadeen dhammaan dadka ka soo jeeda Ex-Banaadir kuna nool Wuqooyiga Ameerika, oo ahaa mid aad loo soo agaasimay, ayaa waxaa lagu gorfeeyay...
XEEBAHA GOBOLKA MUDUG OO LALA SOO GAARAY MARKABKII LAGA LAHAA WADANKA SPAIN
wararka naga soo gaaraya xeebaha koonfureed ee gobol kani muduga ayaa lagu soo waramayaa in ay soo gaareen burcad badeedii ayagu soo qafaashay markabkii laga lahaa wadankaasi spain ay haatan ku sugun yihiin gobolkani mudug. ...
PUNTLAND OO BEENISAY EEDEYMO UGA YIMID JABHADA ONLF OO SHEEGAYAY IN AY MAS'UULIYIIN KATIRSAN JABHADAAS U GACAN GELISAY ETHOPIA SIDA AY SHEEGEEN
Dowlad Goboleedka soomooliyeed ayaa iska fogeysay eedeymo kaga yimid dhinaca dhinaca dad ayagu udhashay ismaamulka soomaalida kaasoo ay sheegeen in maamulka puntland masuuliyeen kamid ah ay dowlada puntland udhiibtay dowlada ETHOPIA oo iyagu markaas ku sugnaa caasimada dowlad goboleedka puntlan....
GABAR BIKRONIMADEEDII KU WEYSAY SHUKAANSI KHADKA TALEFANKA ‏
Dacwo la yaableh ayaa waxey ka dhacday Dalka Tunisiya Kadib Markii Maxkamad Halkaasi ku Taalo ku eedeysay Wiil Tunisi ah in uu Sabab u ahaa in ay Bekradeeda weyso Gabar ay saxiibo ahaayeen oo ay Khadka Talefonka Saacado Dheer Habeenkii ku wada sheekeysan jireen....
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48  Next
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Copyright 2008 © Gobolka Banaadir All Rights Reserved